DF oo ka jawaabtay hadal dhowaan ka soo baxay Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland

Wasaaradda Kaluumeysiga iyo khayraadka badda ee DF ayaa ka jawaabtay hadal dhowaan ka soo yeeray Maamulka Puntland oo ka soo horjeestay in shatiga kalluumeysiga dalka ay bixiso Dowladda Federaalka ee Soomaaliya keligeed. Qoraal ka soo baxay dhowaan Wasaarada Kalluumeysiga dowlad goboleedka Puntland ayaa ayaa lagu sheegay inuu qalad yahay go’aanka DF ee sheegaya in sharci-darro … Continue reading DF oo ka jawaabtay hadal dhowaan ka soo baxay Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland